taariikh nololeedkii farxiya fiska


Taariikh Faneedka Fanaanada Da’ada yar ee farxiya fiska‏
farxiya fiska
Fanaanada farxiyo Axmed cadaawe fiska oo noqotay fanaanadii sanadkan2010- 2011 Fanaanada loogu jeclyahay Fanaaniinta Somaliyeed ayaa sankaan waxay ku daah furtay heesta Damac Jaceyl oo ay kadaba dhaceen bulshada somaliyeed ,
Fanaanada Farxiya axmed cadaawe fiska waxay ku dhalatay magaalada Wabxo oo qiyaas ahaan 60km ujirta degmada Ceelbuur gobolka galgaduud, waxay iyadoo yar ay soo gashay dalkaan Talyaaniga kadibna ay markii danbe uga soo wareegtay dalka Ingiriiska . iyadoo xiligaana ku nool Ingiriiska, garahaan magaalada landon..
dadka sida weyn uyaqaana fiska waxay sheegaan in ay tahay qof dabeecad wanaagsan intabadana iska farxsan,iyadoo taasina ay soo dedejisay in ay farxiya kasbato taageerayaal badan oo ay kuleedahay bulshada somaliyeed dhaxdeeda.
Farxiyo fiska fanka waxay kusoo biirtay sanadahan danbe waxayna la soo shaacbaxday cod macaan bahweynta Fanka Somaliyeed xiiseysa ay u wada riyaaqeen dhagaysiga heeseheeda aan mid ba mida kale aan ka dhicin ay ku luuqeyso.Fanaanadu waxa ay mar qura ka soo dhex baxday shaashadahada caalamka isla markaana soo jiidatay indhaha iyo dhagaha bulasha weynta soomaaliyeed .
Fanka ayaa ah fahmad Eebe Aadmiga qaar uu u hibeeyo, codka baxsan ee fanaanada Farxiyo fiska ee qof waliba marka uu maqlo uu durbo u qirayo in ay ay tahay Fanaanada qarnigan cusub la soo shaacbaxday cod dib ku xasuusinaya Fanaaniintii hoboladii Waabari ee barisamaadkii ku soo caan bixi jiray.
Farxiyo fiska waxa u dheer heesaha ay ku luuqeyso waliba ay Miraha iyo Laxan kaba ay sameyso heesaheeda qaar iyadoo miaraha iyo laxan kaba u sameysay heesaheeda heesa ka mid ah,
Farxiya Fiska oo ilaah ku maneystay luuq aad u macaan ayaa heesteedi ugu horeysay oo ay qaaday oo ay ku soo caan baxday ay aheyd, heesta Sad iyo calaf inkastoo hees kale ay uga sii horeysay, balse heesta sida weyn ay ugu soo caanbaxday ay aheyd heesta Sad iyo calaf oo uu la qaado fanaanka Diini Cagoos, heestaas oo Ereyada iyo laxanka ba uu la haa isna Abwaan ka Siciid Sheekh Abuukar Ilka Jiir.
Sanadkii tagay ee 2010 kii inta badan bulasha weynta soomaliyeed meelkasta ay ka joogan caalamka into badan heesaha fanaaniinta Somaliyeed ee Maqal iyo Muuqal ba leh ay noqotay Xidigtii Sanadkaas codkeeda halaasiga laga daba dhacay.
fanaandan da, da yar ee codka halaasiga leh ee Farxiyo Fiska ayaa loo aqoonsaday in ay noqotay gabadhii loogu jeclaa Fankeeda sanadkii tagay 2010 islamarkaana si weyn loola dhacay hees cusub oo ay kudaah furtay sandka cusub ee 2011ka, heestaan cusub ayaa la magac baxday Damac Jaceyl ,iyadoona siweyn ay ugu daba dhaceen somalidu ,islamarkaasina markii aad eegtid meelaha lagu kulmo sida facbook ay siweyn ugu mashquul sanyihiin dhegaysiga heestan cusub ee farxiya fiska ay soo saartay 2011ka…
inta badan heesaha fiska waxaa usameeya Abwaan ka heesa heeda loogu jecel yahay oo ay ku soo caan baxday u sameeyay Miraha iyo laxan kaba waa Abwaanka Somaliyeed Siciid Sh Abuubakar Ilko Jiir oo walibana isku hoolay in uu soo saaro Fanaaniin aan hore loo aqoon kuna saaciday heesa cusub laxan cusub.
Dad badan ayaa waxay ka heleen heesaha iyo codka macaan ee wada socda ee Farxiyo la soo baxday, qaar kale waxayba leeyihiin lama arag lamana maqal Farxiyo oo kale 21 kii sano ee dalka burburka ka jiray, Waxay kasbatay taageerayaal fara badan oo qaarkood cawa iyo maalin dhegaha ku haaya codka iyo heesaha kala daran ee Farxiyo Caanka ku tahay.iyadoona aad taasi kadareemaysid marka aad eegto shaashadaha ay somalidu ubadan yihiin sida facbook oo aad arkaysid mashquulka iyo dhegaysiga heesaheeda.

69 Comments

  1. Waxaan ahay taageeraha farxiyo axmed cadaawe faska. waxaan jeclahay in aan noqdo sida farxiyo oo kale mustaqbalka insha’allaah.farxiyo farxad ku nooloow abaayo

    • salaan marka hore muno xuseen.
      isha alaah sidoo kale alle hakaa dhigo lkn ma isku tijaabisay heeso inaan qaadi karto >

      • Waxaan ku noolahay degmada jowhar ee gobalka shabellaha dhexe waxaan ka soo jeedaa ceelbeer waxaan aad ugu faraxsan san nahay in aad noqotid fanaanad laga daba dhacay adigoo ka soo jeedo ceelbuur farxiyo waxaan ku leeyahay fanka kor u qaad sharaftiisa

    • Wll ad iyo ad ayan u jecelahay heesahaga adiiga

  2. Wan nebcahay farxiyo alah ha cadawo fiska wayo hesta wa xaran hana lumin adiga lunsane

  3. waxan ahay tageerayasha farxiya axmed cadaawe farxiyo mcnto waxan kurajeyna guul

  4. Sln qliya marka hore kadib wl mcn runti farxiya cadey codkaga mcn wan jeclhy qali waxn kuleyahay ifka hibo kunolw

  5. farxiyo fiski waxan ahay wil kujecl la antada man olankaro waxan rawa ciwankaga e iso dir ama keygi kudarso o ah cabdala@hotmail.co.uk

  6. Fiska hadaa kutaageero igraan caraala iga xnaaqe marka iimaankaaga kiyaawa kudhuuqso

  7. Muno huseen fiska malaxiriirtay
    si aaykaaga caawiso inaa heesikarto iyo inkale

  8. Jg.jmwpgjmdg.admpt wGJ

  9. Farxiya fiska waa fanada wayen o somaliyad wan tagara gwrta

  10. Waan ka helay heesahaaga

  11. Slan kadib fiska abyo waa yarhesahaaga aad ujecel marka fiska runtii dar alaan kujeclahay

  12. Aad baan ula dhacay farhiya fiska heesaheeda ilaahay hadaysto

  13. Asc slan kadib farxiyo fiska waxan weydina waata garob aheyde malagu gursaday raga lahayae

  14. Liban waxan tageer sanahay fanadad weyn faxiyo faska

  15. Salaan qaali ah ayan hawada u marinayaa fanana qaaliga ah ee codka baxsan farhiya ahmed cadaawe masha allah farhia allah ku disto waxa tahay qof la sugayay run ahanti adigo la imaday codmacan bolshada somaliyeey o dhan waxad ka haysata tageero booxa

  16. Asc

  17. Name:faysalrashkaWaan ku saalmay walaal farhiya fiska aad ayaad isoo jiidatay walaal quruxdaada codkaaga baxsan waxaan ka mid ahay tageera yaashaada had iyo jeer

  18. Name:faysalrashkaWaan ku salaamay walaal aad ayaan uga helay quruxdaada&codakaaga macaan waxaan kamidahay taagera yaashada

  19. Fiska fanaanad wee lakin aniga dooqeega maaha sabtoo ah waa fananad markee masraxa soo is taagto is fii firiso mada kale wadnahaa i dhag leh haduu wadne hal mar dhag dhaho weeba dhima leheed mida kale dharka qaaqawan inee iska dhaftaa wanaagsan siiba heesta manqaboojiye dharkee wadato

  20. Asc marka hore wan kuhan balyenaya wll fiska madaama aad tahay gabdhaha fanaaninta mida an ugu jeclay uguna xiiseeyo codkeeda fasiisa leh iyo heesaheeda aad ka umacaan abaayo nolow melkasta ad jogto

  21. Waxa rajeyna ina noqdo insha alah fananka laga dawa dhacay e abdi shire jamac jooqle wane salama sxb waxa ku dhaha igu cawi

  22. War tarishmashey tas waxa lashega qofka sanadka oo dhashay iyo meshe oo ku dhashay kalay tarikhda fiska amanle miya tarikhda sidhamestiran ushega ama iska daya

  23. Asc aqayarta sln kadib waxan ka mid ahay tagerayasha farxiyo fiska waxana jeclan lahaa hal hawen inay ila sexato oon dawada ka waso si ay uur uqadin wsc

  24. Farhia fiska fananad iga dheh farhia farxad ku nolow

  25. Waaw fiska wlhi wa qof jirta fiska ookale maba kujirto fanka marka lagarebo ikran caraale

  26. wxn ahay wil ku caan baxay taagerida fananada codka mac farxiyo axmed cadaawe farhiya waa nuurka ama indhaha dadka somaliyed wxna jclhay mar walbo inan maqlo hesteda in aan ku farxo misana noqdo qof is badala i am vey loving farxiya fiska

  27. asc marka hore waxaan idin ku salaamayaa salaanta islaamka asalaamu caleekum intaa ka bacdii anigoo ah samiir yare waxaan halkan uga soo jeedinayaa fanaanada weyn ee caanka ah farxiya axmed waa fanaanad aad u cod macaan heesaheeduna heeso aad loo xiiseeyo waayo wixii cusub caalamka ayaa jecel markaa imika farxiya matalba markaan marayo dariiqa oo codkeeda maqlo ayanba jaah wareeraa waxaan leehay nolow gob baad tahaye

  28. Dhamantin waan idiin salamay farxiya fiska waa fanaanad da yar hadane cod macaan hadane dabeecad wanagsan

  29. Marka hore iga hano salaan qaali ah farxiya fiska waan jeclahay codkaag baxsan iyo qurxdaada alaha kuu siyaadiyo waxaanka kamid ahay taageerayaashaada waxaana rajaynayaa inaan wada kulno walaal waxaana kuu rajaynayaa guul wacan farxad kunooloow abaayo

  30. Asc walahi faraxiyo waxa ku leyahay adunka waxa kuledaahay waa wax yar marka alle ka baaq dadkan aworka ma ka jafayane

  31. wan ku faraxsanahay noloshada inta badan hesahad* wa super hit*

  32. Waxaan taageeraa fanaanada magaca weyn allaha barakeeyee farxiyo fiska waxaan lee yahay farxiyo ilove you noolow waligaa by

  33. Waan ku salaamey farxiyo fiska.mida kale sln sare cabdi samad wlh waa riyadeyda ugu weyn in aan noqdo sida farxiya oo kale.mida kale waxaan haya miro badan iyo heeso laxameysan.nasiib xumo ma arkin qof i texgeliya waa mida i ciishey wlh balse no problem waa la gaaraya heer kasta. walina ma rajo dhigin.jwb cabdi samad baashi

  34. Waan kuslmay fanaanada caanka ah

  35. Asc walalayal salan kadib aniga waxa ahay taageraha ugu wen e fananada canka ah fananada somaliyey wa fananad qaran ma aqani si an u amano wax kasto aman ah wey mudantahay wa fananada ugu wanagsan calamka farxiyo axmed wexey ledahay cod halasi ah wa cod an wax lalamel dhigo aysan jirin fananad an aad utagero waye waxa leyahay farxiyo waxa tahay manqaboojiso iga gudon salan an kaga sido dhaman inta an aqano oo adiga ku tagero fiska waliga jir nolow by

  36. Abayo mcne uhore waa salantahay walale mcne seetahay

  37. Wan arka tariqnolaledka fisk lkn masaxba waxan warka kuhaya in ay goordhow dalka katagtay hadan iskahadlo waxan tagera fanada sobaxday ee nimco dareen telephone wax imataro

  38. Salaan sare farhiya fiska mida kale waxaan ahay qof wanaagaaga jecel Alle ka cabso oo jirkaaga astur fanaan ceeb malahan ee qaawanaanta ayaa ceeb ah waa iga waano wlh bye mcnto

  39. Runti fanadada farxiya fiska wa qof cod elaah kuma neystay wan qof habaryar e ah hoyadey waxa ladhaa carabo dahir cadaawe marka waxan dhihelaa nolaawo

  40. Fiska fanaanad aankadhicin kuwiihore ee soomaray fanka soomaalida hambalyo

  41. I love you farhiya fiska .mustaqbal waxaan higsanaya sidaada oo kale wlh .Alle ha ii sahlo mcnto.by muno xuseen”faska”
    fan horumar leh mcnto
    waan ku jeclahay wlh mcnto

  42. Fananada farxiyo fiska allah xifdiye heesaheedo dhan waa wada dooq balse saan ubadinayo uma badno heesoyinka dhantada ah waxa ula dardarma inay kuwas soo badiso fiska farxad ku noolow waligaa

  43. Farxiyo fiska aad ban kuu taagersanahay heesahagana wan ladhacay laakin xaga iyo dhantada iskuma ficnidin san umalenayo fiska waliga farxad kunoolow hawar yar

  44. Asxabey farhia faska waa boqoroda codka wax kadawa dhawna majiro wa fananada ugu codka mac

  45. Waxan ahay taageere farxiyo ahmed cawaale
    Run ahanti farxiyo fanka dardar ayey galisay waqdi 21 sano ah sidan okale umad somalyed umaysan xisay waxay la.aheyd inu raacay fanka burburki kacaanka somaliye wan ugu hambalyenaya guusha ay gaartay fiska sharaf waliga guul fiska taageere mr dhell takur

  46. runtii anigu maxiiseeyo fanka balse waxaan aad ujecelahay gabadha laydhaahdo farxiya fiska ooahfanaanada ugu caansan ee ugu codka macaan uguna quruda badan wow aniga oo gabadh ahaan kasocda aad ayaan uga helaa gabadha fanaada ah ee farxiya fiska waxaana odhan lahaa hailaawin dhanka diinta intaasaa iga dardaaran ah byyyy….. farxiya axmed fiska

  47. Wll ad iyo ad ayaan u jeecelay heesahaga iyo adiigaba

  48. Cod macana farxiyo fiska afkaga caano iyo malab lagu qabay cadawgaga hos nolaaw fiska fananada canka ku ah hesa wadaniga ah iyo kuwa jcylka ah o ay bulshadu ad uga heshay thanks farxiyo

  49. I like Farxiya Fiska’s songs, because she is the best somali singer & most populated somali musician in the world.

  50. Marwalbawa waxan donaya in an dageysto codka macan e farxiya fiska. Nabad kuwar waliga!

  51. Farxiyo wlal wan ku slmay salan qali ah mida kale wlal waxan ka mid ahay tagera haaga kuwa ad ku jcel o ka dawa dhacay fankaga waxan ku leyahay ina abti fanka kor uqad wa wlal ku jcel good bye

  52. Wan ku salamay farxiyo axmed cadawe fiska salan mida ugu qaalisan salanta islaamka asc salaan kadib waa tageero ku nool muqdisho guuleeso waligaa farxad &cafimaadna ku nolow waliga waxan kugu duceena nolosha aduunyo&mida aaqiro ba in aad ku guulesatid by farxiyo waa nashka

  53. Fanaanada waa sanadka fiska

  54. Na Muno xusein allah kabaq wax lagu ducesto aya badane fananimo wax lagu ducesto ma ahane. Allow fanan hanaga dhigin inta ehne eebo haso hanuniye.ASC.

  55. mgcgu wa c.shakuur axmed cusmaan ku magaca c.shakuur shaarkey waxan joga mogdisho gar ahan degmada dharkenley runti fiska hesaheda adban u jeclaha walal muno adiguna wan ku rajenena inad no badesho boska ay banen donto farxiyo fiska hadu alle idmo

  56. Fixiyo fiska iyo tageraheda waxan leyahy allah idin umamy kacabsada fiska wa qof xun hana kudayanaha asc

  57. Anigoo ah taageraha dacada ah ee fiska aad ayan ujeclahay hesaheda allaha ku deysto fiska

  58. Asc dhaman websetka inta tagerta fiska sln kadib farxiya fiska waxan dhìhi laha ale ka baq joji fisqiga asc

  59. Waxaan ahay taageeraha weyn ee farxiyo fiska mar walibana waxaan jeclahay inaan taageero misan waxaan kacodsanayaa inaan kahelo emaikeeda

  60. Asc salan kadib waxan ku nolahayn dagamad afgooye heesa haga aad iyo ada wan tagera sanahay walahi waxa tahay xidigta sanadka waxan ku dhehe lahay sumcadad dhowra wayo waxa tahay dumar waxad dhowrata umad somali shafatoda iyo tadaba waxa ku kordhilaha waa iga waano runto waxay tahay had waxd tahay xidigta fanka somalia lakiin marwalabo wa inaad shacabka waa inaada qanacesato ma gartay miise welle waxaba ku harsan fiiiiiiifa siilka iyo guska waya isku bahayehiina viiiiiiiiiiva ok fiska ibashal cml

  61. Nooloow farxiya fiska.ilike you

  62. Kkkkk aniga run ahanti hadi aan ahay mr. Abwaan Hujintao waxan oran lahaa inanta f fiska layiraahdo wa cajib masha allah farxiyo Guul walalo

  63. asc walaalayaal waxaa fcn markii aduunyo laga hadlo in aaqiro la is xasuusiyo mana idinku raacsani fikirjina maxaa yeelay xumaan ayaad ku taageer teen war alle halaga baqo iyo rasulkiis farxiyo adigane adlgane ale haku sohanuuniyo amin alow iga aqbal

  64. waan jeclahay farxiya axmad cadaawe
    habar yar naqo tii dinteda dalkeda iyo dadkeda canfacada ee nabadey

  65. fiska
    waankusalaamay aad ayaad uqurux badantahay una cod macaantahay lkn walaashayay asturaada kudadaal haka tagin asturaada
    s/c


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a reply to cabdi casiis bashir nuur Cancel reply

  • madexweyne siilaanyo

    advertisement
  • telesom adeega zaad service

  • cawaaled aadan

  • madaxwenayaashii somalia

    sacad cali shire

    sacad cali shire

  • bursade secondry school

    ardaydii bursade

  • maxamed cabdiraxmaan

  • berbera

    berbera

    berbera

  • ceerigaabo (daalo)

    daalo

    ceerigaabo

  • boorama

    boorama

    boorama

  • gabiley

    hoyga beeraha

    gabiley

  • caasimada somaliland

    hargeysa

    hargeysa

  • laascaanood

    laascaanood

    laascaanood

  • halkan ku quro carabida

    arabic keyboard

    arabic keyboard

  • dekeda berebra

    berbera port
  • halkan ku dhufo oo ka daawo

    nimco dareen

    nimco dareen

  • masjidka cali mataan

    hargeysa
  • categories

  • wixii ku dhaafay

  • abwaan bilaawe cade

  • ku dhufo halkan booqde

  • calender

    April 2011
    S S M T W T F
     1
    2345678
    9101112131415
    16171819202122
    23242526272829
    30  
  • top pages

  • cabdi samed baashe

    cabdi samed

  • nabil biikalo 404

    jimcaale

  • tahniyadaha

    bogan waxaad ka helaysaa  meherka iyo aroosyada waa qaybaha aad ka salaami lahayd

    bogan waxaad ka helaysaa meherka iyo aroosyada waa qaybaha aad ka salaami lahayd

  • daawo dalkaaga