heeso qoraal ah


heeso qoraal ah

Ma salguuro caashaqee
ani sibiq ma igu galay
Intuu samada ila tageey
saxar-qaadka fooraha
dul sabee ma igu yidhi
dhalanteed ma igu sabay
soojeede maqanoon
seexaneeyn ma iga dhigay
Baydka LabbaadMa salguuro caashaqee
ani sahal ma igu helay
sambabadiyo feedhaha Continue reading

{{bada cas iyo heeso kale}}


{bada cas hees}

Cabdi Nasir Macalin
Dhul biyuhu maraanoo
Xareeduna baliga taal
Wacan bay ku dhalatiyo
Dhul barwaaqo ah ood garan

Bidhaanteedaan waayoon
Baadi doon ku waashee

Bariga ay ku nooshaa
Shinbir buuba igu tidhi

Bararkeeda oon barkadiyo
Basharkeeda ayaan u bogaya
Bishan dhexdeeda oon helaan
Boqal aan soomaan balan ku qaadee Continue reading

beledweyn iyo heeso kale


B/weyn allahayoow ka dhig beerta raaxada buundaweyn alahayow balaayada hareermari!!!

Baledweyn
By Xasan Adan

Bi’i waa jacaylow
boodhari inuu dilay
been baan u haystee
bi’i waa jacaylow
boogaan la dhayinoo
cidi baanan karinoo
beerka iyo wadnaha iyo
bogga kaaga taalliyo
inuu yahay bir caashaqu Continue reading

{{Naruuradee jacaylkee}}


sayidka Naruuradee jacaylkee
By Lafoole
sayidka

Nuurkii indhaha iyo
Nafta raaxadeedaay
Taan nasiibka ku hamiyaay
Calaf ineey u noqotaay

Ku nagaatay labtoo
Nuudayaasha beerkiyo wadnaha
baad ku nabantahayee

Naruuradii jacayl kaay Continue reading

hees qoraal ah


Ka aqriso halkan heeso qoraal ah !!sayidka

waad Mahadsantihiin dhaam dadweynahay soo booqdo mise fikradahooda ku soo qortay baga martidad waxaana mar waliba diyaar u nahay qormooyinka aay xiiseeyaan bushaweynta soomaaliyeed meelwaliba aay ka joogaan aduunka .

waxaana halkaan ku soo bandhigayaa heeso qoraal ah ee xiiso badan .

Aan ku bilaaba hees aan filaayo in dhiiga wadaniyiinta soomaaliyeed in aay kicindoonto 100%.

hadii aanay dabeel hurin
awood maleh nafteyduye
markaan uurka hooyadeey Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.