sheeko aad u dareen badan?


Musqusha (Suuliga) Ayuu Kaamira iigu Xiray qosol badana. “Dhacdo Xanuun Badan”

<img src="camera” alt=”” />
Qisadaan ayaa waxay ku dhacday Gabar Soomaaliyeed oo magaceeda ku soo koobtay Nafisa oo dagan magaalada Sanca ee wadanka Yemen taas oo ii sheegtay in mid kamida dhaliyarada ay guriga isla daganyihiin uu suuliga ama musqusha ugu xiray Kaamirad (Camera) waxaana uu ka duubay muuqaal ah iyadoo mayranaysa ama qubaysanaysa.

Wiilka ayaa ula jeeday markii horay inuu iska daawado Continue reading



halkan waxaan idiinku soo diyaariyey sawiro aad layabi doontaan markaad aragtaan
waxa kaliya oo ugu talo galay booqdayaasha webkan ee markasta akhriya barnaamijyada aan soo dayno
hadaba waxa kaliya kaa xiga inaad daawatid sawiradan waxa weeye one click to read more oo aad ku dhufatid hadaba hore ugaadh, Continue reading

layaabka aduunka (ey cimaamad loo xidhay)


Qiso la yaab leh oo ka dhacday Dalka Sucudiga kadib markii Eey Cimaamad loo saaray!

Prof Joseph Williams oo khabiir ku ah is bedelada cimilada ,waxna ka dhiga Jaamicad ku taal gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa lagu amray inuu si deg deg ah uga baxodalka Sucuudiga.

Prof Joseph Williams ayaa waxaa uu muxaadaro la xiriirta isbedelada cimilada waxa uu ka baxinayay jaamacada Daa’if ee ku taal galbeedka Sucuudiga ,waxana uu markii hore ka warramay isbedelka cimiladu ayku yeelato xayaawanada ku nool dhulka saxaaraha ah ama lama degaanka dalka Sucuudiga,waxana uu Continue reading

Tee baan doortaa, ma ta i jecel mise ta aan jeclahay?


Tee baan doortaa, ma ta i jecel mise ta aan jeclahay?

Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Maxamed iyo Kariima, Maxamed ayaa xiriir lasoo sameeyay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo hawl-galla Shabakadaha Caalamiga ah ee Radioxamar.com iyo Dhacdo.com, wuxuuna inooga waramay sidii ay wax u dhaceen, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:-

Waxaan ku dhashay magaaladda Boorame ee gobolka Awdal, waxaana kusoo barbaaray isla magaaladda, waxbarashadeeda ayaa waxaan Continue reading

mr bean


ku soo dhawaw gacmo furan daawade

halkan hoose waxaad ka daawan doontaan mr bean oo Continue reading

gabadha aduunka ugu dheer


LAYAABKA DUNIDA, Waa tuma gabadha aduunka ugu dheeri? waxbixin aan ka diyarinay , Wiil Lilmadiisu tahay Dhiig ,+ Video

Cairo:- (Cnn) Waxaan maanta ku soo qadanaynaa barnaamijkeena (LAYAABKA DUNIDA) , gabadha aduunka igu dheer magaceegana la yidhaah, De Fen Yao waxay ku dhalatay Magaalada Liuan ee dalka China taariikhda markay aheyd 15-ka Luuliyo 1972 De Fen ayaa adduunka looga aqoonsaday inay tahay haweenka adduunka tan ugu dhiri badan iyadoo ay dhirir keeda xaqiijiyeen Guiness Book of World Records ka dib markii ay mitirinaayay seddex maalin iyadoo ay mitir ku xaqiijinaayeen subax galab Continue reading

layaabka aduunka


Dhacdooyinka layaabka aduunka maalin walbo waxaad maqlaysaa, la kulmeysayaa

Dhacdooyinka layaabka aduunka maalin walbo waxaad maqlaysaa, la kulmeysayaa amo lagaaga qisoonayaa dhacdo cajiib ah oo kugu yeellato saameynteeda goonida ah, maantane waxaan barnaamijkeena dhacdooyinka layaabka aduunka Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.