markaad yarayd sidan oo kale ma samayn jirtey?


waxaan umalaynayaa in dad badan ciyaal nimadoodii sidan oo kale samay jireen , suuman isku dhufan jireen labadiisa dhinac !
m

Advertisements

halxidhaale!


adiga oon dibnahaaga isa saarin ma odhan kartaa XARAFKA “M”

m

comment ka bixi markaad akhrido eed dabadeed isku daydo .

sheeko aad u dareen badan?


Musqusha (Suuliga) Ayuu Kaamira iigu Xiray qosol badana. “Dhacdo Xanuun Badan”

<img src="camera” alt=”” />
Qisadaan ayaa waxay ku dhacday Gabar Soomaaliyeed oo magaceeda ku soo koobtay Nafisa oo dagan magaalada Sanca ee wadanka Yemen taas oo ii sheegtay in mid kamida dhaliyarada ay guriga isla daganyihiin uu suuliga ama musqusha ugu xiray Kaamirad (Camera) waxaana uu ka duubay muuqaal ah iyadoo mayranaysa ama qubaysanaysa.

Wiilka ayaa ula jeeday markii horay inuu iska daawado Continue reading

ilaqosol by abdi samed baashe


Sheeko Cunug Yar Aya Wuxu Arkay Hoyadiis Uur Leh Markasu Dhahay “Hooyo Caloolsha Maxa Kugu Jira” Markase Tiri “Hooyo Walalka Baan Sida” Markasu Yiri “Hooyo Ma Jeceshahay” Haa Bee Tiri Intu Qoslay Kulaha “Hooyo Hadaa Jeceshahay Maxa U Cuntay Noh” hahahahaha (Author abdi samed baashe) looooolz..

Shirqoolkii Shirweynaha DUBUR oo ku Fashilmaya Xeebta BATALAALE iyo Kan Maanta Furmaya oo Afarta JIHO Lagaga soo Qulqulayo Suldaan Guud ee Beelaha Suber-Awal oo Xaadir ku ah Shirka DUBUR


Shirqoolkii Shirweynaha DUBUR oo ku Fashilmaya Xeebta BATALAALE iyo Kan Maanta Furmaya oo Afarta JIHO Lagaga soo Qulqulayo

Suldaan Guud ee Beelaha Suber-Awal oo Xaadir ku ah Shirka DUBUR

Berbera,(Qaran news)-Shirweynihii Beelaha Ciise Muuse, ayaa Maanta si rasmi ah uga furmaya deegaanka DUBUR ee Degmada Sheekh, kaasoo Labadii Maalmood ee u danbeeyey si isdab-jooga ugu sii gurmayeen Kumanaan iyo Kumanaan qof oo ka tirsan Siyaasiyiinta, waxgarad, Culimo-awdiin, Ganacsto, Madax-dhaqameed, dhalinyaro iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee reerku, shirkaasoo sida ay marar badan ka dhawaajiyeen aqoonyahanka iyo Madax-dhaqameedku arimaha ugu waa-weyn ee laga hadli doona ay ka mid yihiin danaha-shaqsiyadeed iyo deegaan ee Beelaha Ciise Muse. Continue reading


aad baanu uga xunahay waqti farabadan ayaanu wabkan update garayn ee naga raali ahaada akhristayaasha qiimaha iyo qadarinta mudanaw,

maahmaahyada somaliga


maahmaahyahan waxaan ugu talo galnay in aad laga faaiidaysto waayo maahmaahayan waxaa laga yaaba inaad badh taqanid badhna aanad aqoon lkn wiig walba waxaan usoo qori doonaa kolba xaraf xaraf sida kuwa ka kaa A da ilaa aanu ka dhamaynayo hadaba la socda akhristayaal wixii suaalo aad ka qabtaan cinwaankan noogu soo dira
admin: saaxil@live.com

Maahmaahda Qaybta “A” 78 ka Kacda

1. Aadme la aragyaaba, dhib la arag.
2. Aan wada hadalno waa aan heshiino.
3. Aar qoyey dacawo la mood.
4. Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar.
5. Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa leh, mid soo dhakhsadana xoolaa leh.
6. Abeesada taan sanqarta iyo tan aammusan, tan aamusan baa la qaatay. Continue reading

  • madexweyne siilaanyo

    advertisement
  • telesom adeega zaad service

  • cawaaled aadan

  • madaxwenayaashii somalia

    sacad cali shire

    sacad cali shire

  • bursade secondry school

    ardaydii bursade

  • maxamed cabdiraxmaan

  • berbera

    berbera

    berbera

  • ceerigaabo (daalo)

    daalo

    ceerigaabo

  • boorama

    boorama

    boorama

  • gabiley

    hoyga beeraha

    gabiley

  • caasimada somaliland

    hargeysa

    hargeysa

  • laascaanood

    laascaanood

    laascaanood

  • halkan ku quro carabida

    arabic keyboard

    arabic keyboard

  • dekeda berebra

    berbera port
  • halkan ku dhufo oo ka daawo

    nimco dareen

    nimco dareen

  • masjidka cali mataan

    hargeysa
  • categories

  • wixii ku dhaafay

  • abwaan bilaawe cade

  • ku dhufo halkan booqde

  • calender

    November 2017
    S S M T W T F
    « Dec    
     123
    45678910
    11121314151617
    18192021222324
    252627282930  
  • top pages

  • cabdi samed baashe

    cabdi samed

  • nabil biikalo 404

    jimcaale

  • tahniyadaha

    bogan waxaad ka helaysaa  meherka iyo aroosyada waa qaybaha aad ka salaami lahayd

    bogan waxaad ka helaysaa meherka iyo aroosyada waa qaybaha aad ka salaami lahayd

  • daawo dalkaaga