googooska wararka


Ma dhabaa mise waa dhalanteed


waa habayntii mr sayidka


waxaan salaamayaa dadwaynaha Qimaha leh eeku kulma shabakadan.

Salaan ka dib aan u gudagalo maqalkaygan uu cinwankiisu yahay Ma dhabaa mise waa dhalanteed

Sidaanu wada ogsoonahay dhamanteen waxaa soo maray Somaliland sadex jaanis oo qaali aan u arkayay anigu.

Sadexdaas janisna ay seegtay, oo anay jirin xal ama xeeled dib loogu noqon karo sadax daa jaanis,

Sadexda Jaanis oo kala ahaa

  1. Malintii Engirsku u saxeexay in uu kakaco Somaliland ee u kula taliyay in ay gooni isu tagaan, oo ay diideen reer Somaliland
  2. Markii ay diideen in ay gooni isu tagaan waxa uu ka codsanday in uu 10 sano sii joogo si uu mamluka u baro oo kadibna ay iyagu masiirkoda raadsadan haasna way diideen
  3. ta sadexadna waxay aheed, markii xamar dagalku ka dhacay in Hargaysa loo magacaabo Casimada Somalia oo reer Somaliland ka noqdaan madax wayne ama madaxwayne ku xigeen, shaqadii dawladii somaliana sii socoto oo ay noqoto mid gacanta reer Somaliland ku jirta, taasina seegtay

Waxaa Malmahan danbe sii kordhayay guuxii ah in Somaliland iyo Somalia ayaa la  isku daraayo taasna ay ka danbeeyaan madax waynaha Somaliland iyo wasirka arimaha dabada( waasida hadalka loo dhigaye)  Markaa waxaasi ma dhabaa mise waa dhalanteed? Se hadii la isku dayo in la isku daro natiijo ma alga gaadhi karayaa? hadii laga faa idaysan wayaay

sadexdii jaanis ee hore jaanis afraad ma inoo banaan yahay?  waxaan filayaa jawaabtu waa maya iyo wada xidhan
h taariikh nololeedkii Marxuum Cismaan Axmed Kaahin (Camaajoole) oo ahaa maamulihii iyo aas-aasihii Dugsiga Sare ee Bursade Berbera, kaasoo Jimcihii shalay ku geeriyooodey magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya.

Marxuum Cismaan Axmed Kaahin Wuxuu ku dhashay Magaaladda Burco 1960kii. Waxaanu halkaa ka bilaabay Waxbarashadiisii Malcaamad Quraanka iyo Dugsiga H/Dhexe ilaa uu dhamaystay, sannadkii 1979kii wuxuu galay Dugsigii Sare ee Xallane, 1980kii wuxu fadhiistay Imtixaan loo gelaayey Kuliyadda Tobabarka Macalimiinta ee Lafoole taas oo uu ku qaatay Shahaadadiisa macalinimmo.

1980-83kii Wuxuu macalin ka noqday Dugsiga H/Dhexe Togdheer ee Magaalaada Burco.

1983-85kii Wuxuu Maamule ka ahaa Dugsiga H/Dhexe Maxamuud Axmed Cali ee Magaalada Burco

1985 Wuxuu u fadhiistay Imtixaan Labaad oo loo Gelaayey Jaamacadda Umadda .

986kii Wuxuu W/barashadiisii dib uga Bilaabay Jaamacadda Umadda ee Magaaladda Muqdisho. Halkaasi oo uu ka qalinjebiyey 1990kii Horaantiisii Waxaanu ku takhasusay Maadooyinka Xisaabta iyo Fiisikiska.

1991Kii wuxuu ka hawlgalay Dawladda Hoose Ee Magaaladda Berbera oo uu ka ahaa Agaasimaha Waaxda Maaliyadda

1993-94kii wuxuu marxuumku markale dib ugu noqday Shaqadiisii Macalinimo, oo Xiligaasi ahayd markii u gu horaysay ee dhidibadda loo taago Goobo Waxbarasho oo aanay dhex oolin Wax Qalab ahi wuxuuna waxaannu ahaa aas-aasihii dugsiga Sare ee Bursade Berbera o uu maamule ka ahaa tan iyo intii uu ka geeriyoodey.

“”””””””””””””””””””””

Anigu waxaan leeyahay ugu na baaqayaa dawlada Somaliland in anay waligeed waxaas oo kale ku fakarin haday ku fakaraysana ay ka noqoto.

idin manaan dooran dowalday in aad wadanka 20 sano dib u celisaan ee se waxanu idiin doranay in aad wadanka hore u wadaan oo ictiraafkii radisan

hadalkayga waxaan ku soo gabaynayaa  { anagu xamar doonimayno xumana u gaysan maynee Dawlada somalilanday ina kala ilaaliya}


Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: