tahniyadaha


tahniyada iyo meherka iyo aroosyada

Hambalyo Meherka Cabdirashiid Siciid Sulub iyo Nasiiba Aadan Siiro oo Meherkoodu ka dhacay 21.10.10 Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Dhamaan Reer Ismaaciil Botan oo kala ah

Aabo Ismaaciil Bootan Cabdi iyo Hooyo Canab Jamac Qabile

Rooda Ismaacil Botan iyo Caruurteda ,Sucad Ismaaciil Bootan Caruurteeda iyo Odaygeeda,Nashaad Ismaaciil Bootaan Caruurteeda iyo Odaygeeda.

Abdilqaadir Ismacil Botan iyo Xaaskiisa ,Abdiladiif Ismaaciil bootaan,Amiin Ismaacil botan,Sulayemaan Ismaaciil botan,Nuux Ismaaciil Bootan

Dhamaan Reer Sulub Maxamed,Dhamaan Reer Yaasiin Maxamed,Dhamaan Reer Aadan Maxamed,

Dhamaan Dadkani meel kastooy jooganba waxay Hambalyo u dirayaan Abdirashid Siciid sulub (Abdeeq )iyo Nasiiba Aadan siiro

21/10/2010 Meherkoodu kadhacay Hotel Maansoor Magaalad hargaysa waxaanay laayihiin reerkii lagu nastee lagu nagaado

Dhamaan Reer Ibraahin Hereri oo Kala ha Faysa Herari iyo Caruurteeda iyo Odaygeed, Abdisalaan Herari iyo xaaskiisa caruurtiisa

Layla herari odaygeeda iyo caruurteeda, Ismaaciil hereri xaaskiisa iyo caruurtiisa,Filsan hereri

Dhamaan Dadkani waxay habalyo iyo Bogaadin u dirayaan Abdirashid siciid sulub(Abdideeq )iyo Nasiiba Aadan Siiro

oo shalay 21/10/10 meherkooda ka dhacay hotel Maansoor Magaalad hargaysa.

Tafatiraha wargayska Ogaal Barkhad Maxamuud Kaaiye iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa oo kala ha Maxmuud Barkhad Maxamuud iyo Marwo Markhad Maxmuud

Abdil qani Xajiin,Hana siciid sulub,Faxiya nur cabdlle, Xasan Aadan Axmed ,Nimco Maxmuud Cumar

Dhamaan dadkani waxay hambalyo iyo Bogadin aan la soo koobi karin u dirayaan

Abdirashid siciid sulub (Abdeeq )iyo Nasiiba Aadan siiro oo shalay 21/10/10 meherkoodu ka dhacay hotel Maansoor ee magaalad hargaysa

Reerkii lagu nasto lagu nagaado wadajiree nabad gala allahayow idinka yeel aamiin………..Aamiin

———————————————————

Hambalyo Meherka Cali Maxamuud Jaamac Iyo Farduus Xasan Yaasiin Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Oslo Ee Dalka Norway.

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Cali Maxamuud Jaamac iyo Farduus Xasan Yaasiin oo meherkoodu ka dhacay magaalada Oslo, waxaanay leeyihiin noqda reerkii isku waara ubad khayr qabana kala hela.

Dadka tahniyada dirayaa waxay kala yihiin:

1. Xusseen Aadan Cadib Guddoomiyaha Jssliyadda Somaliland.

2. Khadar Maxamed Yaasiin Guddoomiye Ku Xigeenka.

3. Maxamed Jaamac Cabdi ”Ina Asli”.

4. Axmed Cawad Ismaaciil.

5. Aadan Jaamac Cawad.

6. Maxamuud Aadan Cadib.

7. Maxamed jaamac Cawad.

8. Cabdiqaadir Maxamuud Cawad.

9. Maxamed Cabdi Ismaaciil.

10. Cabdirisaaq Cismaan Fadal.

11. Dayib Xusseen Axmed.

12. Mustafe Carab Oday.

13. Saleebaan Ibraahin Caabi.

14. Axmed Aadan Ismaaciil.

15. Dr. Cabdi Yaasiin X. Ismaaciil.

16. Shiine Cismaan Raabi.

17. Cabdiraxmaan Ibraahin Warsame.

Oo dhamaantood ku nool dalka Norway . Waxay leeyihiin noqda qoyskii isku waaree ubad khayr qaba kala hela.

Aamiin………………………Aamiin.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s