sheeko qosol iyo xiiso leh


Ila Qosol : War naga aamu kii kaweynaay ba boos loowaayee.
sheekadan oo aan filayo inaydun aad ula dhici doontaan waxaad ka heli kartaan webkan qaar kaloo farabadan.
Labo nin oo soomaali ah isla amarkaasna kasoo kalajeeda Koonfur iyo waqooyi ayaa beri sacuudiga u dheefay si ay usoo shaqeytaan.

Maalin maalmaha kamid ah ayaa iyaga oo shaqo doonad ah waxa ay kuwada kulmeel Xaajiyada qamsiin dhexdeeda .

Salaan gaaban dabeed midba dhinac ayuu kafariistay xaajiyadii mudo waxa ay sii socotaba xaajiyadii ayaa saaldeysey markaasbaa kii reer waqooyi inta uu naxay ayuu wuxuu lasoo booday Yaa rasuulu laahi .

Mid Carab ah oo dhiniciisa fadhiyey ayaa Dharbaaxyo u jiidey oo ku yiri miyaadan Ilaah laheyn waa maxay yaa rasuulu laah.

Kii reer waqooyi intuu isku naxay oo uu carooday ayuu ka ag kacay ninkii carabka ahaay oo u tagey saxiibkiisii reer koonfureed.

Mudo Markey xajiyadii sii socoto ayey hadana markale saaldeysey markaasbaa kii reer koonfureed intuu naxay ayuu lasoo booday Shiikh Cabdulqaadirow .

Kii reer waqooyi oo dharbaaxyadii carabka weli kaciishoon ayaa markuu maqlay sheikh C/qaadirow dharbaaxyo kulul u jiidey kii reer koonfureed markaasbuu ku yiri

Waar kii kaweynaay baa meel loowaayey markaasbaad sheikh noo soo kacsaneysaa.

4 Comments

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi waa qosol soconaya

  2. Hello and good day all together. I wish you a beautiful Day and all good.
    Nice blog ,will back soon
    Big Hugs and Take care… Joergi from Berlin


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s