sheeko qosol ah


sheeko gaaban oo qosol badan
waa diyaarintii cabdisamed baashe xuseen

Waxaa jirtay reer xoolo yar iska haysta ayaa habeen walba waxaa u soo dhici jira waraabe neef ayuuka qadan jiray kadib habeen kii danbe ayuu odaygii god dheer ka qoday meeshi uu warabuhu soo mari jiray warabihi ayaa ku dhacay odaygi oo isleh bahalka dil ayaa kaga daba dhacay godkii kadib kadib isgai wa u ubaqay waxa uu arkay warabihii oo gidarka sii koraaya markasu soo badhi taray islanti ayaa tidhi waar bahalka dil dil markasu ku yidhi xadiyo markasad iska qaylisa ee ubanee bahalka waan heeshino habeen danbe ma soo noqonaye.

sheeko gaaban iyo markale cabdi samed bashe

laba nin oo saxib ahaa ayaa waxaay ay kala maqnaayee in mudo ah kadib waxaay iskaga hor yimadeen meel wado ah
markasay isku naxeen midba salamay ninkii kale ee saxiibki ahaa waxa uuku yidhi sxb ii waran waxa uukuyidhi nabad sxb
markale ayuu kuyidhi sxb aabo iga waran waxa uu isla markiiba xasuustay inu abihii dhintay waxa uu is yidhi saxiibka waad ka naxise ubadal hadalko waxaa uuyidhi sxb aabo wali ma xabaashi ayuu ku jira kii kale ayaa gartay oo is yidhi sxbka waxba haka nixin wuu qaldame waxa uu u celiyaya sxb mayee wuxuu u guray mid ku xigtaa.

1 Comment

  1. Kkkkkkkkkkkkkkk sheeekoyninka caaadi ma ahan cml


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s