mahubsade sheeko qosol badan


c.samed1066@hotmail.comhalkan riix

iLa Qosol – Qosol
iiRoon.comMaalin ayaa nin miskiin waxa uu soo hor maray gabar yar oo Tib dhaqeysa, tibku waa usha badana ay waayeelada ku tukubaan (cuskadaan)
Miskiinkaan wuxuu weligii jeclaa in uu tib helo lacag la’aan ah, intuu gabadhii soo ag istaagey ayuu wax u ku yiri ” Adeer tibta maa isiisid.”

Adeer tibtaan aabahay ayaa iska leh, weliba waxaa sii dheer intaas aabahay dadka ayuu dabada ka geliya tibtan” ayey gabadhii ugu jawaabtey ninkii. Ninkii markii uu intaa maqlay ayuu horay ka sii dhaqaaqay.

Aabihii oo gudaha ku jira ayaa waxa uu maqlay hadalka gabdha iyo Miskiinka, intuu soo istaagey ayuu waxa uu gabadhii ku yiri ” Aabo muxuu ku weydiistey ” Tibta ” ayey ugu jawaabtey.

Aabeheed oo ah nin deeqsi ah weligiina aan miskiin qadin ayaa inta naxay ku yidhi ” aabe maxaa u siin weydey.

kadibna banaanka ayuu usoo baxay waxuuna arkay miskiinkii oo sii socda, inta qayliyey ayuu ka soo daba ordey si’uu usha usiiyo.

Miskiinkii oo weli maskaxda ku haya hadalkii gabdha aytiri aabe usha dadka ayu dabada kagaliya” ayaa markii uu arkey ninkii iyo tibtii oo soo daba socda, wusii cararey asna mahubsan waxa loogu wacaayo.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s