layaanka aduuunka


Nin u dhashay Dalka Poland oo jabiyay Score ka yaalay Aduunka ee ahaa… DAAWO SAWIRADA
By: Adam

Maciej Szymański waa nin markiisa u hore shaqadiisa ay aheyd Kabalyeerinmo ama Waiter waxa uu qaaday todobaadkii la soo dhaafay Iskoor aan horay loo dhigan ee ahaa in ninkaasi isagoo adeegsanaya Qibrad uu u leeyahay cirka u tuurayay Dhalooyin gaaraya ilaa 39-Dhalo ayna dhicin in ay wax ka jabaan sida lagu soo bandhigay hoolka weyn ee lagu dhiga Aduunka waxyaabaha Cajaabita.

Ninkaan ayaa mudo daqiiq gudohood waxa uu cirka ama kor u tuuray ilaa 39-Dhalo oo ay ka buuxaan, Caano, iyo waliba Qamaro waxaana u suuragashay Maciej Szymański in daqiiqadii 2-aad uu soo idleeyo ama uu soo dhameeyo dhamaan tartankii isagoon hal dhalo aysan dhulka uga dhicin sida aad uga jeedeen sawirada laga qaaday ninkaasi.

Sidoo kale waxaa u suuragashay Maciej Szymański ninkaasi in dhalooyinka uu u jeedin karo hadba dhinaca uu doonayo isagoo markaasi adeegsanaya Qibarad uu u leeyahay dhankaasi, taas oo uu sheegay in mudo dheer uu ku jiray sdiii un ku noqon lahaa nin caalamka ka dhiga Score dhankaasi oo kale waxaana la gudoonsiiyay ninkaasi Abaalmarinta Aduunka ee dhanka Cajaaibta ee loo yaqaano Guinness World award.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s