farxiya fiska ‘dhamac jacayl’


waa dhamac jacayl waxa qaadaysa farxiya fiska

daawasho wacan
heestan oo noqotay heesaha loogu jecelyahay sanadkan 2011
dadkuna ay aadka uga helaan dhalinyaradan imika soo kacaysaa
meelkastoo ay joogaan waxayna heestani kamid tahay heesihii
2011 ka sanadkii cusbaa soo baxay hadaba heestan oo ay fanaaniin
farabadani ka daba qaadeen iyakoo canjilaaya farxiya iyo kuwa kale
tee ayaa ku wanaagsan sida ay uqaadayaan wixii falaqayn ah xagan
hoose ayaad ku qoraysaa adoo mahadsan wixii xog dheeeraad ah waxaad
waydiinkartaa emailkan: c.samed1066@hotmail.com
daawasho wacan

Advertisements

1 Comment

  1. heestan waa heesihii uugu taaageerada badnaa sanadkan 2011


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

  • madexweyne siilaanyo

    advertisement
  • telesom adeega zaad service

  • cawaaled aadan

  • madaxwenayaashii somalia

    sacad cali shire

    sacad cali shire

  • bursade secondry school

    ardaydii bursade

  • maxamed cabdiraxmaan

  • berbera

    berbera

    berbera

  • ceerigaabo (daalo)

    daalo

    ceerigaabo

  • boorama

    boorama

    boorama

  • gabiley

    hoyga beeraha

    gabiley

  • caasimada somaliland

    hargeysa

    hargeysa

  • laascaanood

    laascaanood

    laascaanood