Parafiyum-ka aad ku soo jiidan karto wiilka aad rabtid in aad guurasto


Parafiyum-ka aad ku soo jiidan karto wiilka aad rabtid in aad guurasto

U dooro parafiyum-ka aad iibsanayso si taxadir ah, si wiilka aad rabto in aad guursato kaaga helo oo uu kuugu raaco sheekha.
Qof kasta waxa uu jecel yahay in uu ahaado mid udgoon marka uu meel kula kulmayo qofka uu rabo in uu guursado.

Baadhitaan lagu sameeyay wadanka Ingriiska ayaa waxa lagu ogaaday in ay tahay mid aad u muhiim sida ay u carfayaan labada raba in ay reer dhistaan. Waana mid ka mid ah sababaha keenay in lamaanayaashu isguursadaan.

Parafiyum-ka Chanel no 5 ee caanka ah, isticmaalina jirtay Marilyn Monroe ayaa ka mid ah parafiym-ada kuwa marka aad marsatid wiilka aad rabtaa in aad guursato kaa helayo. Waxa darajada labaad iyo ta sedexaadna soo kala galayaya DKNYs Be Delicious iyo Ghost oo ayaguna ah kuwo aad u udgoon.
Sidaa darteed way haboon tahay in aad ahaatid mid og marka ay gadanayso parfiyum si ay u hesho wiilka ay raadinayso.

Saynab Adan Ali
Ladaneey Magazine

Hadbga adiguna maxaad ku soo jiidataa wiilka aad rabtid in aad guursato? Halakan ka dhiibo fikirkaaga!
WIXII XOG DHEERAAD AH EE AAD DOONAYSIDAN KALA XIRIIR
EMAIL: C.SAMED1066@HOTMAIL.COM

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

  • madexweyne siilaanyo

    advertisement
  • telesom adeega zaad service

  • cawaaled aadan

  • madaxwenayaashii somalia

    sacad cali shire

    sacad cali shire

  • bursade secondry school

    ardaydii bursade

  • maxamed cabdiraxmaan

  • berbera

    berbera

    berbera

  • ceerigaabo (daalo)

    daalo

    ceerigaabo

  • boorama

    boorama

    boorama

  • gabiley

    hoyga beeraha

    gabiley

  • caasimada somaliland

    hargeysa

    hargeysa

  • laascaanood

    laascaanood

    laascaanood