nabsi iyo nasiib


NABSI IYO NASIIB (SHEEKO TAXANE AH )
qeybteedii 1aad

waa habeen ciid narafo ah oo ay magaalada dhami ku xardhanayeen laydhadh ama nalal aad u qurux badan oo logu talo galay in lagu soo dhaweeyo fantaas yaha habeenkaas ciida arafo waxaa uuna qof walba isku qurxinayay ka qeyb galka farxada habeynkaas ciida rafo oo ay xafladao fara badan ka dahacayeen magaaladamuqdisho muqdisho Goob ka mid ah goobahii ay ka dhacayeen farxadaha ciida arafo ayeey soo dul istageeyn Qaalid qays & saxabadiisa oo habenkaas aas isugu soo diyaarshay ka qayb galka xafladahaas midka ka mid ah oo ka dhacaysay goob aan ka fogeyn xaafadooda waxayna gobtii ay soo dul istageyn ka socday ciyaar hido iyo dhaqan aheyd oo aad logu laray music aad u macaan

tasoo ay lawada dhacsanayeen la soo qeyb galayaashii xafladaas arafo oo uu ka mid ahaa Qaalid qeys laftigiisa waxaase qaalis meesha cayaata ka socotay oo ad u cariiri aheyd aanan u saamixin in uu dhaqso kursi helo inmudo ah markii uu taagnida ku daawanayay cayaarta ayuu ku daalay istaagi una jalecsaday dhankiisa midig nasiib wanaag waxaa uu isha lahelay kursi meel aan ka fogeyn yaalay kursigii ayuuna ku fadhiistay Qaalid qeys asagoo cayaartana halkii ka sii watay

daawashda cayaarta ayadoo marba narka danbeeysa sii kululaneysay cayaarta dadka goobta ku soo qul qulayana ay ahayeen kuwo isa soo tarayay oo koox koox usoo gaaray goobta cayaarta ka socotay

mudo daqiiqado ah markii uu fadhiyay kursigii Qaalid qeys ayaa mar qura dhagihiisa ku soo dhacay codmacaan oo leh “walaal ii banee meel aan cayaarta ka daawado adigoo mahadsan” markii uu maqlay Qaalid intaas ayuu u jeestay si uu u arko qofka

sidaan u cod mac markii uu jeestay ayaaayaa waxa uu arkay gabar aad moodo in ama lagu tilmaami karo in markii ay soo baxeeysay ay ayadau gacanta isku soo sameeysay oo ay isa soo qurxisay meel walba oo iska soo sintay.”quruxda gabadhaas leedahay gearaar waa ku maqlay balse nololo kuma arag” waxa sidaas niyada iska yiri Qaalid qeys oo xiligaas aad ula fajacsanaa quruxda daharka ka saaran gabadhaas caasho ah oo ayadu alee ku manesytay qurux & dabeecad wanaag la oran karo waa mid korkeeda kaliya uusan ka dhalaaleyn ee gudaha jirkeeda waa ku kala daran yihiin .Qaalid intuu kusigii uga sii kacay gacantana u haatiyay ayuu ku yiri ” kaalay abaayo halkaan soo fariiso”

caasho oo laftigeeda aad bay ugu dalaneyd istaaga wax fariiso yiraahna weyba le`eed meel dhow ayeety ka heshay kursigaas ayadoona xishood yar ku jiro ayeey kursgii ku fadhiisatay kuna tiri Qaalid “aboowe mahadsanid ” waxayna sii wadatay daawashadii cayaarta.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s