juxa (QOF WALBA U MUUQO ,ANIGASE ISKA KAY QARI


QOF WALBA U MUUQO ,ANIGASE ISKA KAY QARI

Juxaa ayaa loo doonay gabar ay meel wada daganaayeen si loogu guuriyo , Inkastoo uusan isagu gabadha horay u arag hadana waxaa loo sheegay inay quruxbadan tahay oo ay qancin doonto ayna noqon doonto midii uu muddoba raadinayay.
Habeenkii markii loo soo galbiyay oo loo keenay gurigii ayaa juxa wuxuu arkay in gabadhu ay fool-xumo ku goobatay. Subaxii markuu waagii baryay ayaa gabadhii waxay juxa ku tiri ” juxoow, nimanka qaraabadaada ah ii kala sheeg , kuwa aan iska asturayo iyo kuwa kale” Juxa oo qoslaya ayaa ugu jawaabay ” Dadka oo dhan u muuqo , laakin aniga iska kay astur”.

JUXA IYO MEYD

Juxa oo si aad ah dhimashada u neceb ayaa maalin la soo hor mariyaya meyd naxash lagu wado ,markaasaa la waydiiyay ” juxaw marka meydka naxashka lagu wado dhankee wanaagsan inaad ka socoto , hor mise gadaal mise hareeraha ?” juxe wuxuu si degen u yiri ” Meeshaad doonto ka soco , waxaa ugu muhiimsan inaadan noqonin kan naxashka lagu wado”.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s