maahmaahyo xikmad leh


maahmaahyo xikmad leh
SADDEX MA GAARTID.

Nin maalin kuma gaartid Nina sanad kuma gaartid Nin waligaaba ma gaartid.
1.Nin kaa faras wanaagsan maalin kuma gaartid
2.Nin xoolihiisa goofkaada mid ka doog badan daaqsadayna sanad kuma gaartid
3. Nin kaa naag wanaagsana waligaaba ma gaartid
SADDEX ALEE WAA AWOODA MASE YEELO
1. Camal falan maaye ha i cadaabin
2.Xoogsan maaye xoolo isii
3.Guursan maaye ha i gablamin
SADDEX BULSHADAA KUGU NACDA
1.Xishood la aan2
2.Xoolo la aan
3.Xilo la aan
SADDEX ALLE AYAA KUGU NACA
1.Salaad la,aan
2.Soon la ,aan
3. Seko la,aan
SADDEX HAWEENKA LAMA WAYDIIYO
1.Meeqa ayaad jirtaa
2. Meeqa ayaad dhashay
3.Meeqa ayaa ku soo furay
RAGGU SADDEX WAA ISKAGA MID
1. Magac
2.Magta
3.Mganka
SADDEX SADDEX LAGA JECLAADO
Ninku haduu saddex saddex ka jeclaado wuu gaboob
1.Hilib haduu garab ka jeclaado
2.Caano haduu barax ka jeclaado
3.Haween haduu garoob ka jeclaado
SADDEX WAA LAGU DADAALA
1.Diinta
2.Ducada waalidka
3.Deris xaq-dhawarka
SADDEX SADDEX LAGAMA DAAYO
1.Rag shir lagama daayo
2.DUMAR SHEEKO LAGAMA DAAYO
3.Xoolana shanqar ( U-heesid ) lgama daayo

waa habayntii cabdi samed baashe
email: c.samed1066@hotmail.com

Advertisements

1 Comment

  1. Wan so dhawaynaya daabacadan wadna mahadsantihin


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

  • madexweyne siilaanyo

    advertisement
  • telesom adeega zaad service

  • cawaaled aadan

  • madaxwenayaashii somalia

    sacad cali shire

    sacad cali shire

  • bursade secondry school

    ardaydii bursade

  • maxamed cabdiraxmaan

  • berbera

    berbera

    berbera

  • ceerigaabo (daalo)

    daalo

    ceerigaabo

  • boorama

    boorama

    boorama

  • gabiley

    hoyga beeraha

    gabiley

  • caasimada somaliland

    hargeysa

    hargeysa

  • laascaanood

    laascaanood

    laascaanood