ila qosol


sheekooyin ila qosol ah .
qoraa: admin

Nin kii ugu horeyey ee qaxooti somaliyeed ahaa ee la keenay Minsota baa layiri baa waxaa iskaga qaldamay cirkii iyo dhulkii wuxuu la socday diyarada 24 saacadoo in ku dhow wuxuuintaa ku dhex jiray daruur. markuu maansoota yimidna wuxu arkau barafkii oo dhulka buuxiyey markaas buu yiri bi waaye soonigan cir ka bixi waayey…… dhamaad

Nin baa baadiyey isagoo jooga gabadh u haasawa tegay gabadha waxaa la fadhiya wiil yar oo walaal keed ah sidii loo sheekaysanayay baa gabadhii dhuuso ka fakatay markay ka fakatay bay kii yaraa oo wala keed aha oo ag ciyaarya dhirbaaxo uga soo gooysay oo tiri war nagadaa dhuusada belo ku dhashaye la soco nin kiina wuu ogaa in aanau yarku dhuusine cabar ka bacdi nin kii baa dhuuso teedi ka wayan kaga bakh siiyey kii yaraa oo agtiisa ciyaarayuu dhirbaaxo uga soo gooyey o yir warangadaa dhuusada belo ku dhashaye markaas bay tiri oo aada dhuusaye maxaad yarka ku dhirbaxaysaa markaas buu yiri oo waxaan moodaayay hadaba labadeena kii dhuusaada kaga bakh siyaa inuu yarkaak dhirbaaxyee…………abdi samed baashe

Nin somali ah baa wuxuu galay bisinis xoola dhoofin ah markii laba jeer loo dhoofiyey buu mar labaad kii yiri aan xoolaha wax ka kaxayanayaa markaas baa layiri ka waran hadad adiguba ka xaysato abu dabi waa sidii adiguu suuqii xamar tegayey markaas buu yiri walii dee haday sidaa tahayba aan kaxaysanaya xoolahayga okay baa layiri arigii buu doontii saaray wax yar ka dib wuxuu raacay diyaarad markuu eeriboodkii riyaad is dhextaagay buu jiha jiheeyey weligii eeribood wayan uu arag meel laga bilaabona muu garnayo wuxuu arkay albaad dad ka sii gelayaan markaas buu yiri alla waa taa meeshii magalada laga gelaayey alabaab kii buu soo aaday nasiib daro allbaab ku lama mid ahayan kuwuu soomaliya ku yaqanay oo kale wuxuu ahaa albaabada isfura isna xidha isaguna sheekadanba lama socoda weligiin ama arag albaba isagu is xidha makay alabaabkii dadkii dhaafeen isagiina wax yar u so ojiray buu albaab kii is xidhay wuu yaabay dib uu u laabtay oo wuxuu isku dayay in uu meel kale ka baxo markuu in yar socday baa dad kale oo diyaarada ka soo degay albaabkii aadaan isagiina waa u jeeda markay in yar u jireen buu furmay waa dhaafeen nin kii astacajib baa loo keenay wuxuu yiri marklae bal hada dad ka baxay isku dar oo dhaaf wuxuu sugay dad alababka aada mar danbuu arkay laba qof oo ka sii baxaya wuu soo orday kabax buu is yiri intuu soo ordaaya dadkii dhaafeen albaabkiina uu is xidhay markaas buu yiri waxaan is iri meesha waxani wax ka wayne xoolihii somaliya dhogortoodii baa kaa uraysa oo wadankaan lagaa rabin waxan ku haysta imigarashanka ee diyaarad dib u raadso oo laabo wuxuu meeshii fadhibay kuwii diyarada maydhi jiray baa arkay nin kan meesha fadhiya markaas bay yirahdeen war maxaa meesha ku dhigay markaas buu yiri war waa layhaystaa ee wax ii qabta………….. Bye:- abdi samed baashe
Nin baa wuxuu yiri waa baan baadiyaha ka tegay markaas baan sacuudiga tegay markaan ayaamo joogay baa waxaan is iri dukaan alaab ka iibso meesha waa ku cusbahay dharkayguna xoogaa waa iska dayacan yihiin alabtan rabay markaan arkay bu yiri oo aan so qatay baan eeg eegay dunaan ki mise cidiba meesha ma fadhido dukaankuna waa carwao wayan oo wada muraydada waxa yleedahay albaab muraayada markaas baan fikiray buu yiri o iri hadan meesha dharka kalao oo dhar cusub ka so qaato oo kuwan u dhigo allabtan watana meesh u dhigo oo ka baxo siday ku oganayaan markaa meeshii dharkuu galay wixii uu situu dhigay kuwa cusub buu isku soo taagay markaas buu is yiri bax meeshan camaria ku xidhan oo ay ka dawanayaan wixii dukaanka soo gala dadkii lahaan waxay joogaan meel danbe oo aan ka fogana meeshu wax ku kala bedelayo isaguse isma laha cid baa ku jeeda wuxuu is yiri bax nasiibdaro allbaab kii meeshuu ahaa baa ka luntay oo murayadihii buu hadaba mid madaxa ku qaadaa dharkuu xadayan waa ku taagan yahay kuwiina waa u jeedaan waan arkaan nin kan tuuga ahi in uu garan waayey albaab kii meeshuu ahaa isagoo hadaba gidaar isku qadayay ugu yeereen askartii waaba wuxuu ka faa iidaayey isagoo xidhan baa soomalia dib loogu soo celiyey looguan so qoray tuugii soomaliyeed ee lababaka garan waayey.
dhamaad
contact us: saaxil1@live.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s