nala soo xiriir


Contact Us

fadlan wixii faah faahina halkan sare nagala soo xiriir

9 Comments

  1. salaan sare sxb cabdi samed

  2. aad iyo aad baanu uga helay websitekan iyo qoraalada xiisaha badan ee uu soo gudbinayo waanu na xiiso geliyey waxaan salaan qiimo badan u diraynaa cabdi samad baashe

    • yaasiin sxb aad baad u mahadsantey
      salaantaadana waan kaa qaadey

      • Waxaan aad usalaamayaa dhammaan inta xisaxsa jacaylka ama kahadasha waxaan sigaara usalaamayaa dadka isjecel aniguna aad ayan ujeclahay ama ugadambeeyaa jacaylka allena waxaan kabaryayaa inuu iguguuleyo

  3. Waxaan rabaa fiska hadeey garoobtahay inaan hada kuqabsado iisheega

  4. guur haduu calafnoqday
    caashaqna muxuunoqonayaa?????????

  5. Sln sare cabdi samad baashe.mida kale yaanan hilmaamin farxiyo fiska iyada sln sare.mida kale waxaa jeclahay in aan noqdo fanaanad weyn Alle ha ii kaso.yaanan hilmaamin waxaan hayaa miro aad u mcn badan iyo heeso laxameysan wlh lkn nasiib daro ma helin wali qof i texgeliyo.Taasina waa dhibka ugu weyn ee i heysta. dhib malahan waa laga gudbaa midan.jwb cabdi samed

  6. Farxiyo axmed wan ku jaceylh abayo mcne gawar quxur ban tahay walale waxa joga dalka somalia gar ah mudgisha fadlan iso xirir okey my ssitar ciwanka waa kalaam57@hotmail.deeqis55_6@hotmail.com ama wanagjecel@hotmail.com .facebook c/qadir haji mahamed

  7. sxb aadbaan uga helay sidaad usamaysay websitekan word press..good done ..website professional ah ayad kadhigtay..


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s